Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq ka dhan ah Al Shabaab u diray Shacabka Soomaaliyeed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay weeararkii kooxda Al Shabaab ay ka geysteen isgoyska KM5. Ra’iisul Wasaaraha oo ku soo wareegay qeybaha kala duwan ee ay yaalaan dhaawacyada, ayaa Alle uga baryey in uu siiyo caafimaad … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo baaq ka dhan ah Al Shabaab u diray Shacabka Soomaaliyeed (Sawirro)